Grant application opening Feb. 1: Early learning facilities funding for minor renovations

Having trouble viewing this email? View it online

jan. 11, 2024

Announcement is available in Somali & Spanish below. 

Grant application opens Feb. 1

Funding available for minor renovations to early learning facilities - pre-applications due Feb. 22

The Early Learning Facilities (ELF) program will open a new funding round for the Child Care Minor Renovations Grant for Health and Safety on Thursday, Feb. 1, 2024.

IMPORTANT ELIGIBLITY REQUIREMENTS: Grants are for minor renovations and small capital improvements to existing early learning and childcare facilities licensed or certified by the Department of Children, Youth, and Families (DCYF) on or before July 1, 2023.

More details

  • Family homes, child care centers, tribes, and public school districts are all eligible to apply.
  • All work must be performed by licensed and bonded contractors.
  • Grant recipients must commit to providing child care services at the awarded location for 10 years after completing the renovation project.
  • Unlike previous ELF funding rounds, providers do not need to increase their number of spaces to apply.
  • Projects that are already completed are not eligible to apply and costs incurred before the date of award letter are not eligible for reimbursement.

Helpful resources

We will offer several ways to get updated and stay connected to current information about this grant opportunity throughout the process. Visit and bookmark the ELF webpage.

  • Pre-recorded information sessions in English, Spanish, Somali
    Videos with information about this grant opportunity will be recorded in English, Spanish and Somali and posted on the ELF webpage before the grant application opens on Feb. 1, 2024.
  • Live Q&A webinar - Jan. 24 
    Join us for a virtual question and answer session in English at 1 p.m. Jan. 24, 2024.
    After the webinar, a Frequently Asked Questions (FAQ) document will be updated and posted in English, Spanish and Somali on the ELF webpage.


    REGISTER FOR WEBINAR   
    (Zoom)

 

Application information

Prior to starting the application process, please be sure to read the Program Guidelines, Frequently Asked Questions and Notice of Funding Opportunity documents.

View the grant application and supporting documents on the ELF webpage.

Timeline

  • Jan. 24, 2024: Live Q&A webinar at 1 p.m. – Register (Zoom)
  • Feb. 1, 2024: Application opens at 7 a.m.
  • Feb. 22, 2024: Pre-application responses must be submitted by 5 p.m.
  • April 16, 2024: Completed applications must be submitted by 5 p.m.

Questions?

Contact earlylearningfacilities@commerce.wa.gov

 

LEARN MORE

 

Fursada maalgelintu waxay si dhakhso ah ugu furmi doonta bixiyayaasha daryeelka ilmaha ee shatiga haysta 

Soo gudbinta ka horaysa codsiga dib-u-habaynta yar-yar waxa la iska raba Febraayo 22.

Barnaamijka Xarumaha Waxbarashada Hore ee Ganacsiga (ELF) ayaa loo furi doona wareeg cusub oo maalgalin ah oo loogu talagalay Deeqaha Dib-u-habaynta Yaryar ee Daryeelka Caafimaadka iyo Badbaadada Febraayo 1, 2024. Deeqaha waxaa loogu talagalay dib-u-cusbooneysiin yar-yar iyo hagaajinta raasumaalka yar ee xarumaha waxbarashada hore iyo xarumaha daryeelka carruurta ee hada jira ee shatiga leh oo shatiga ay siisay Waaxda Carruurta, Dhallinyarada, iyo Qoysaska (DCYF) markay tahay ama ka hor Luulyo 1, 2023.

Faahfaahinta deeqda

  • Guryaha qoyska, xarumaha daryeelka carruurta, qabaa'ilka, iyo degmooyinka dugsiyada dadweynaha dhamaantood waa u qalmaan inay codsadaan.
  • Dhammaan shaqada waa in ay qabtaan qandaraaslayaal shati haysta oo isku xidhan.
  • Dadka deeqda helaya waa inay ka go'an tahay inay ku bixiyaan adeegyada daryeelka ilmaha goobta lagu abaalmariyay 10 sano ka dib markay dhammeeyaan mashruuca dib u cusboonaysiinta.
  • Si ka duwan wareegyadii hore ee maalgelinta ELF, bixiyeyaasha uma baahna inay kordhiyaan tirada boosaskooda si ay u codsadaan.
  • Mashruucyada horay loo dhameeyay uma qalmaan in lo codsado, kharashyada la galay ka hor taariikhda warqadda abaal-marintu uma qalmaan lacag celin.

Wixii cusub la soco, ku xidhnow

Kooxda ELF waxa ay bixinaysaa habab badan oo lagu cusboonaysiinayo oo lagula socdo fursadan deeqda ah, dhamaan agabka waxa laga heli karaa bogga ELF.

Kulamada macluumaadka ee horay loo duubay

Waxaan horay u duubi doonaa kulamo xog-wareysi ah oo leh tafaasiil ku saabsan fursadan deeqda ah oo luuqadda Ingiriisiga, Isbaanishka iyo Soomaaliga ah. Mid kasta oo ka mid ah agabkan waxaa laga heli karaa bogga ELF ka hor inta uusan codsiga deeqda furmin Febraayo 1, 2024.

Q&A webinar toos ah

Janaayo 24, 2024 saacadu markay tahay 1pm, Kooxda ELF waxay marti galin doonaan su'aalo iyo jawaabo toos ah (Q&A) webinar oo af Ingiriisi ah. Webinarka kadib, dukumeentiga ELF ee su'aalaha inta badan la isweydiiyo (FAQ) ayaa laga cusboonaysiin doonaa webinaarka Q&A waxaana lagu soo qori doonaa Ingiriisi, Isbaanish iyo Soomaali bogga ELF. 

 

IS DIIWAAN GELI

 

Macluumaadka codsiga

Codsiga deeqda iyo dukumentiyada taageeraya waxa laga heli karaa bogga ELF. Kahor intaadan bilaabin nidaamka codsiga, fadlan hubi inaad akhrido Tilmaamaha Barnaamijka, Su'aalaha Inta badan la Isweydiiyo iyo Ogeysiiska Dukumentiyada Fursad Maalgelinta.

Jadwalka waqtiga

  • Janaayo 24, 2024: waxa jira Q&A webinaar toos ah saacadu markay tahay 1:00 duhurnimo - Isdiiwaan galinta maanta!
  • Febraayo 1, 2024: Codsigu wuxuu furmayaa 7:00 subaxnimo
  • Febraayo 22, 2024: Jawaabaha codsiga ka hor waa in la soo gudbiyaa 5:00 galabnimo
  • Abriil 16, 2024: Codsiyada guud oo la dhammaystiray waa in la soo gudbiyaa 5:00 galabnimo

Su'aalo?

La xidhiidh Earlylearningfacilities@commerce.wa.gov

 

WAX DHEERI AH BARO

 

Pronto se abrirá una oportunidad de financiación para proveedores de servicios de guardería autorizados 

Las solicitudes previas para renovaciones menores deben presentarse antes del 22 de febrero.

El Programa de Centros de Aprendizaje Temprano (ELF, por sus siglas en inglés) del Departamento de Comercio abrirá una nueva ronda de financiamiento para el Subsidio para Renovaciones Menores de Cuidado Infantil Sanitarias y de Seguridad el 1 de febrero de 2024. Las subvenciones son para renovaciones menores y pequeñas mejoras de capital para el aprendizaje temprano existente y los centros de cuidado infantil con licencia o certificado por el Departamento de Niños, Jóvenes y Familias (DCYF) en o antes del 1 de julio de 2023..

 

Detalles de la subvención

  • Los hogares, centros de cuidado infantil, tribus y distritos escolares públicos son todos elegibles para aplicar.
  • Todas las obras deben ser realizadas por contratistas con licencia y aval.
  • Los beneficiarios de la subvención deben comprometerse a prestar servicios de cuidado infantil en la ubicación adjudicada durante 10 años tras la finalización del proyecto de renovación.
  • A diferencia de anteriores rondas de financiación de la ELF, los proveedores no necesitan aumentar su número de plazas para presentar su solicitud.
  • Los proyectos que ya estén terminados no son elegibles para aplicar y los costes incurridos antes de la fecha de la carta de adjudicación no son elegibles para el reembolso..

Manténgase al día y conectado

El equipo de la ELF ofrece múltiples métodos para ponerse al día y mantenerse en contacto con esta oportunidad de subvención, y todos los recursos estarán disponibles en la página web de la ELF.

  • Sesiones informativas pregrabadas 
    Grabaremos previamente una sesión informativa con detalles sobre esta oportunidad de subvención en inglés, español y somalí. Cada uno de estos recursos estará disponible en la página web de la ELF antes de que se abra la solicitud de subvención el 1 de febrero de 2024.
  • Seminario web de preguntas y respuestas en vivo
    El 24 de enero de 2024 a las 13:00 horas, el equipo del ELF organizará un seminario virtual de preguntas y respuestas (Q&A) en inglés. Tras el seminario web, se actualizará el documento de preguntas frecuentes (FAQ) del ELF a partir del seminario web de preguntas y respuestas y se publicará en inglés, español y somalí en la página web de la ELF.

REGISTRATE

 

Información sobre la solicitud

La solicitud de subvención y los documentos de apoyo están disponibles en la página web del ELF. Antes de iniciar el proceso de solicitud, asegúrese de leer las Directrices del Programa, las Preguntas Frecuentes y el Anuncio de Oportunidad de Financiación.

Calendario

  • 24 de Enero de 2024: Seminario web de preguntas y respuestas en directo a las 13:00 - ¡Inscríbase hoy mismo!
  • 1 de Febrero de 2024: Apertura de solicitudes a las 7:00 AM
  • 22 de Febrero de 2024: Las respuestas a la solicitud previa deben enviarse antes de las 17:00.
  • 16 de Abril de 2024: Las solicitudes generales cumplimentadas deben enviarse antes de las 5:00 PM

¿Preguntas?

Contáctenos earlylearningfacilities@commerce.wa.gov

 

MÁS INFORMACIÓN