|
Dear Families,
I know that accessing high-quality child care for our children is something we all seek as parents and caregivers, however the costs of child care can sometimes discourage families from accessing it.
Today, I am writing to let you know you may qualify for free or low-cost child care through a program offered by the Washington State Department of Children, Youth, and Families (DCYF).
DCYF’s Working Connections Child Care Subsidy program, serving children 0-12, is available to more families than ever — and applying is quick and easy. If you qualify, you could pay no more than $165 a month and some families pay nothing at all.
I encourage all families to check their eligibility; income alone is not a determining factor and immigration status is not considered. My staff is ready to assist you in applying today.
Apply today:
Visit www.dcyf.wa.gov/childcare
Call 844-626-8687
Help is available in multiple languages.
Tana Senn Secretary
Providers and Partners,
Many families living in Washington state qualify for free or low-cost child care, but they may not know about it. You can help by sharing information about this program with parents, caregivers, and your community.
DCYF’s Child Care Subsidy Toolkit includes templates for emails and newsletters, engaging graphics, and flyers in multiple languages that can be ordered free of charge.
Free or low-cost, high-quality child care helps families thrive, leads to better outcomes for children, and improves our communities. Will you help us spread the word?
Tana Senn Secretary
Estimadas familias:
Sé que poder acceder a cuidado de niños de alta calidad para nuestros niños es algo que todo padre y persona cuidadora busca. Sin embargo, el costo por el cuidado puede ser un obstáculo para muchas familias.
Hoy les escribo para platicarles que podrían recibir cuidado de niños gratis o a bajo costo, gracias a un programa del Departamento de Niños, Jóvenes y Familias (DCYF) del estado de Washington.
El programa Working Connections de DCYF ofrece servicio para el cuidado de niños desde los 0 hasta los 12 años. Ahora más familias que nunca pueden aplicar; es fácil y rápido. Si usted califica, podría pagar $165 al mes o menos, y algunas familias no tendrían que pagar nada.
Invito a todas las familias a revisar si califican. Los ingresos no son el único factor determinante y el estatus migratorio no se toma en cuenta. Mi equipo está listo para ayudarlos a presentar su solicitud hoy mismo.
Solicite hoy:
Visite www.dcyf.wa.gov/childcare-espanol
Llame al 844-626-8687.
Hay ayuda en varios idiomas.
Tana Senn
Secretaria
Proveedores y aliados:
Muchas familias que viven en el estado de Washington califican para cuidado de niños gratuito o a bajo costo y no lo saben. Usted puede ayudar a compartir información sobre este programa con los padres, cuidadores y en su comunidad.
El DCYF ofrece un kit de herramientas para la campaña del programa “Working Connections”, que incluye plantillas para correos electrónicos y boletines informativos, gráficos atractivos y volantes en varios idiomas que se pueden solicitar de forma gratuita.
Contar con servicios con servicios de cuidado de niños accesibles, económicos, y de alta calidad ayuda a las familias a salir adelante, mejora el desarrollo infantil y fortalece nuestras comunidades. ¿Nos ayudas a correr la voz?
Tana Senn
Secretaria
Qoysas qiimo leh,
Waxaan ogahay in helidda xannaano tayo sare leh carruurteenna ay tahay arrin aan inta badan raadino annaga oo ah waalidiin iyo daryeellayaal, hase yeeshee, kharashka xanaano mararka qaarkood wuxuu niyad-jabiyaa qoysaska inay ka faa’iideystaan.
Maanta waxaan idiin qorayaa si aan idiinku ogeysiiyo in aad u qalmi kartaan daryeel carruur bilaash ah ama qiimo jaban barnaamij ay bixiso Waaxda Carruurta, Dhalinyarada, iyo Qoysaska ee Gobolka Washington (DCYF).
Barnaamijka kaalmada kharashka xanaanada carruurta ee DCYF, Kaalmada Kharashka Xannaanada Carruurta ee Working Connections, oo u adeegaya carruurta da’doodu tahay 0 ilaa 12, ayaa hadda loo heli karaa qoysas ka badan sidii hore — codsiguna waa degdeg oo fudud. Haddii aad u qalanto, waxaad bixin doontaa ugu badnaan $165 bishii, qaar ka mid ah qoysaskuna lacagtoodu waxay noqon doontaa eber.
Waxaan ku dhiirigelinayaa dhammaan qoysaska inay hubiyaan u-qalmitaankooda; dakhligu keligii ma aha qodobka go’aaminta, waxaana la tixgelin doonin xaaladda socdaalka. Shaqaalahaygu waxay diyaar u yihiin inay kaa caawiyaan codsigaaga maanta.
Codso maanta:
Booqo www.dcyf.wa.gov/childcare-somali
Wac 844-626-8687
Caawimaad ayaa lagu heli karaa luqado badan.
Tana Senn Xoghayaha
Bixiyeyaasha iyo La-hawlgalayaasha,
Qoysas badan oo ku nool gobolka Washington ayaa u qalma xannaano bilaash ah ama qiimo jaban, balse waxay dhici kartaa inaysan ka warqabin. Waxaad ka caawin kartaa adigoo la wadaagaya macluumaadkan waalidiinta, daryeelayaasha, iyo bulshadaada.
Sanduuqa Agabka Gargaarka Xannaanada Carruurta ee DCYF waxa ku jira qaabab iimayl iyo wargeysyo ah, sawirro soo jiidasho leh, iyo booraro luqado badan ku qoran oo si bilaash ah lagu dalban karo.
Xannaanada carruurta ee bilaashka ah ama qiimo jaban, oo tayo sare leh, waxay ka caawisaa qoysaska inay horumaraan, waxayna keentaa natiijooyin wanaagsan oo carruurta ah, waxayna hagaajisaa bulshadeena. Ma naga caawin doontaa faafinta warkan?
Tana Senn Xoghayaha
|