|
Trauma-Informed Care Awards are part of the supports for early childhood providers from the Fair Start for Kids Act (FSKA), (Senate Bill 5237).
What is Trauma-Informed Care?
The Substance Abuse and Mental Health Services Administration (SAMHSA) under the U.S. Department of Health & Human Services defines trauma-informed care with the following "Four R's." A trauma-informed organization, according to SAMHSA:
-
Realizes the widespread impact of trauma and understands the potential paths for recovery;
-
Recognizes signs and symptoms of trauma in clients, families, staff, and others involved with the system;
-
Responds by fully integrating knowledge about trauma into policies, procedures, and practices; and
- Actively resists re-traumatization.
What are Trauma-Informed Care Awards?
As funds are available, DCYF will provide one-time financial awards, up to $1,200, to eligible individuals with trauma-informed knowledge and skills gained through DCYF-recognized training and education verified in MERIT.
To learn all about trauma-informed care awards, visit the Trauma-Informed Care webpage.
Who is eligible for Trauma-Informed Care Awards?
- Providers accepting state childcare subsidy. This means the program has claimed a payment in the past 12 months.
- Licensed centers and family homes;
- Licensed-exempt family, friends, and neighbors; and
- Certified and certified-for-payment only.
- Early Childhood Education and Assistance Program (ECEAP), Early ECEAP, and Tribal ECEAP sites.
How will individuals receive awards?
- All eligible providers will be contacted. Eligible providers do not need to do anything to request or apply for an award.
- Please wait until May 1, 2023, to contact DCYF if you haven't been contacted about an award.
|
Helpful Tips
If you completed training you believe is approved, you can:
- Make sure you have an eligible and active job role in MERIT that is confirmed or verified.
- Make sure you can see the training in your MERIT professional record.
- If you don't see the training in your MERIT professional record, contact the trainer or email the MERIT Team with a copy of your training certificate.
Where can I find training eligible for an award?
Providers who wish to complete DCYF-recognized trauma-informed care trainings may do so in order to receive a financial award. Use the Find Training search tool in MERIT with the key words ‘FSKA Trauma Informed Care’ in the Training Title to find available training opportunities.
Training in additional languages
- Some trainings are available in Spanish and Somali, as indicated in MERIT.
- A language interpreter may be provided for any training eligible for an award. Contact your trainer or training organization for additional information.
Learn more about Trauma-Informed Care
Visit the Trauma-Informed Care webpage for more information and to find a list of frequently asked questions.
Questions? Contact our MERIT Team.
|
Los premios de Atención informada de trauma son parte de los apoyos para los proveedores de aprendizaje temprano de la Ley de comienzo justo para niños (FSKA sigla en inglés), (Proyecto de ley del Senado 5237).
¿Qué es la atención informada de trauma?
La Administración de Servicios de Salud Mental y Abuso de Sustancias (SAMHSA sigla en inglés) del Departamento de Salud y Servicios Humanos de los EE. UU. define la atención informada de trauma con las siguientes "Cuatro R". Una organización informada sobre el trauma, según SAMHSA:
-
Realiza el impacto generalizado del trauma y comprende los posibles caminos para la recuperación.
-
Reconoce signos y síntomas de trauma en clientes, familias, personal y otras personas involucradas en el sistema.
-
Responde integrando completamente el conocimiento sobre el trauma en las políticas, procedimientos y prácticas.
-
Resiste activamente la retraumatización.
¿Qué son los premios de Atención informada de trauma?
Mientras haya fondos disponibles, DCYF otorgará premios de hasta $1,200 a proveedores elegibles individuales con conocimientos y habilidades informados sobre trauma adquiridos a través de capacitación y educación reconocidas. por DCYF y verificadas en MERIT.
Para obtener más información sobre los premios de atención informada de trauma, visite la página web de Atención informada de trauma.
¿Quién es elegible para los premios de atención informada de trauma?
- Proveedores que aceptan subsidio estatal para el cuidado de niños. Esto significa que el programa ha reclamado un pago en los últimos 12 meses.
- Centros y hogares con licencia;
- Familiares, amigos y vecinos exentos de licencia; y
- Certificado y certificado solo para pago.
- Sitios del Programa de Asistencia y Educación para la Primera Infancia (ECEAP), Early ECEAP y Tribal ECEAP.
¿Cómo recibirán los premios?
- Todos los proveedores elegibles serán contactados. Los proveedores elegibles no necesitan hacer nada para solicitar.
- Espere hasta el 1 de mayo de 2023 para comunicarse con DCYF si no lo han contactado acerca de un premio.
|
Consejos útiles
Si ha completado la capacitación que cree que está aprobada, puede:
- Asegúrese que tiene un rol de trabajo activo en MERIT que esté confirmado o verificado.
- Para obtener instrucciones paso a paso, visite la página web de recursos de MERIT, debajo de la caja desplegable que dice, “MERIT Support y “Employment Information” o comuníquese con MERIT.
- Asegúrate que puedes ver la capacitación en su récord profesional.
- Si no lo ve en su registro profesional, puede comunicarse con el capacitador o comunicarse con MERIT con una copia de su certificado de capacitación.
¿Dónde puedo encontrar capacitación elegible para un premio?
Los proveedores que deseen completar capacitaciones de atención informada de trauma reconocidas por DCYF pueden hacerlo para recibir un premio financiero. Utilice la herramienta de búsqueda Find Training en MERIT con las palabras clave "FSKA Trauma Informed Care" en el título de la capacitación para encontrar oportunidades de capacitación disponibles.
Capacitación en idiomas adicionales
- Algunas capacitaciones están disponibles en español y somalí, como se indica en MERIT.
- Se puede proporcionar un intérprete de idiomas para cualquier capacitación elegible para un premio. Comuníquese con su entrenador u organización de capacitación para obtener información adicional.
Obtenga más información sobre la atención informada de trauma
Visite la página web de atención informada de trauma para obtener más información y encontrar una lista de preguntas frecuentes.
¿Preguntas? Póngase en contacto con nuestro equipo MERIT.
|
Abaalmarinta Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’ waa mid ka mid ah taageerooyinka bixiyayaasha waxbarashada hore ee uu bixiyo Xeerka Fair Start for Kids Act (FSKA), (Senate Bill 5237).
Waa maxay Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’ ?
Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’ waxaa lagu qeexay waaxda (US Department of Health and Human Services) Substance Abuse and Mental Health Services Administration (SAMHSA). Sida laga soo xigtay SAMHSA, urur ka Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’
-
Wuxuu aqoonsadaa saameynta baahsan ee dhaawacyada oo uu ka warqabo fursadaha soo kabashada ee suurtogalka ah;
-
Aqoonsiga calaamadaha Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka la xiriira, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’ ee macaamiisha, qoysaska, shaqaalaha, iyo kuwa kale ee la xiriira nidaamka;
-
Hawlaha shaqadu waxay ku daraan aqoonta Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’ nidaamyada, iyo
-
dhaqamada si fir fircoon uga hortagaya dib u soo noqoshada Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’
Maxay ka kooban tahay Abaalmarinnada Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’
DCYF waxay hal mar u samayn doontaa abaal-marin lacageed oo dhan ilaa $1,200, shaqsiyaadka xaqa u leh ee kasbaday aqoonta iyo xirfadaha laga warhayo Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’, iyadoo loo marayo tababbarka iyo waxbarashada ay aqoonsantahay DCYF sida ay caddaynayso MERIT marka lacag la heli karo.
Si aad u ogaato wax badan oo ku saabsan abaal-marinnada Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’, booqo website-ka Xannaanada-ka war-helidda dhaawacyada.
Yaa codsan kara Abaalmarinta Dhaqanka Daryeelka Xog-ogaalka ah, ee loo yaqaan ‘Trauma Informed Care’ ?
- Bixiyeyaasha aqbala kaalmada daryeelka ilmaha ee gobolka. Tani waxay muujinaysaa in barnaamijku dalbaday lacag-bixin 12 bilood gudahood.
- Xarumaha iyo guryaha qoyska ee Leysan-ka/ shatiga haysta;
- Xubnaha qoyska, asxaabta, iyo xubnaha bulshada waa laga dhaafay;
- iyo sidoo kale shahaado iyo bixinta shahaado-kaliya.
- Waxbarashada Hore iyo Barnaamijka Caawinta (ECEAP), Early ECEAP, iyo goobaha ECEAP Qabiilada.
Sidee bay shakhsiyaadku u heli doonaan abaal-marinta?
-
Dhammaan iibiyeyaasha xaqa u leh waa lala xiriiri doonaa. Si loo dalbado ama loo codsado abaal-marinta, bixiyayaasha xaqa u leh waa in aanay waxba samayn.
- Haddii aan lagaala soo xidhiidhin wax ku saabsan abaal-marin, fadlan sug ilaa May 1, 2023 si aad ula xidhiidho DCYF.
|
Talooyin waxtar-ka leh
Haddii aad dhameysay tababar aad aaminsantahay in la aqbali karo, waa inaad:
- Hubi si aad u aragto haddii aad leedahay door shaqo oo la xaqiijiyay ama la xaqiijiyay oo xaq u leh oo firfircoon.
- Hubi in tabobarku ka muuqdo diiwaankaaga mudnaanta xirfadeed.
- Haddii aadan ku arkin tababarka ku jira diiwaankaaga shaqo ee MERIT, la xiriir tababaraha ama u soo dir kooxda MERIT nuqul ka mid ah shahaadadaada tababarka.
Halkeen ka heli karaa tababbarka u qalma abaalmarinta?
Bixiyeyaasha dhammeeya tababbarka daryeelka xog-ogaalka ah ee ay aqoonsan tahay DCYF waxay u qalmaan abaal-marin lacageed. Si aad u hesho fursadaha tababar ee la heli karo, isticmaal qalabka goobidda tababbarka ee MERIT oo geli kelmadaha muhiimka ah 'Daryeelka Xogta Dhaawaca FSKA' ee Ciwaanka Tababarka.
Tababar luqadeed oo dheeri ah
-
Tababarada qaar ayaa lagu heli karaa luqadaha Af-Isbaanishka iyo Af-Soomaaliga, sida ay sheegtay MERIT.
- Tababar kasta oo abaal-marin ah, turjubaan luqadeed ayaa la siin karaa. Wixii macluumaad dheeraad ah, la xiriir tababarahaaga ama ururka tababarka.
Ka ogow wax badan oo ku saabsan Xannaanada-Daryeelka Xog-ogaalka ah.
Wixii macluumaad dheeraad ah iyo liiska su'aalaha inta badan la is weydiiyo, aad website-ka Daryeelka Loo Dhanyahay.
Su'aalo? Nala soo xiriir MERIT Team.
|
|
|
|
|