|
Farriintan ayaa ah inay kugu wargaliso in cinwaanka iimaylka ee la xidhiidha nidaamka xaqiijinta waxbarashada ee DCYF ayaa hada isku beddelay education.verification@centralia.edu.
Fadlan cusboonaysii buugga ciwaankaga maadaama ciwaanka iimaylkii hore aanu hadda shaqeynaynin.
Macluumaad Dheeraad ah:
Marka bixiyayaasha waxbarashada hore ay maraan nidaamka Xaqiijinta Waxbarashada, codsiga waxbarashada waxaa lagu dhammeeyaa MERIT, nuqullada ama koobiyada dukumeentiyada taageeraya codsiga waxa loo diraa Kuliyada Dhexe si ay dib ugu eegaan.
Ciwaanka iimaylka hore ee xaqiijinta waxbarashada ee Kuliyada Dhexe (centraliamerit@centralia.edu) wuu is beddelay oo hadda ma shaqaynayo.
Fadlan ku cusboonaysii diiwaan kasta kuna badal ciwaankii hore ee iimaylka ciwaanka cusub ee iimaylka education.verification@centralia.edu.
Haddii aad qabtid su'aalo dheeraad ah, fadlan la xidhiidh merit@dcyf.wa.gov.
|