Training Modifications in Response to COVID-19
Below you will find DCYF’s response to training in order to meet licensing standards during COVID-19. Options are for both, new hires and existing providers.
Modificaciones de capacitación durante la pandemia de la COVID-19
A continuación, encontrará la respuesta del departamento, DCYF, sobre la capacitación para cumplir con los estándares de licenciamiento durante COVID-19. Las opciones son para los nuevos empleados y proveedores existentes.
|
|
|
Waxka Badalka Tobobkara COVID-19
Halkan hoose waxaad ka heli doontaa jawaabta DCYF ee tababarka si loo gaaro heerarka ruqsad bixinta inta lagu guda jiro xaalada COVID-19. Ikhtiyaaraadka waxaa loogu talagalay, dadka cusub ee la shaqaalaysiinayo iyo adeeg bixiyeyaasha horay u sii shaqaynayey.
|
|
|
Starting July 1, 2020, all providers have 12 months to complete 10 hours of in-service training.
- If you are unable to complete training within that time frame, watch for additional information that will become available in the spring of 2021.
|
|
|
|
|
Newly hired staff can take a shortened option or modified approach to the initial training requirements to expedite their ability to be alone with children. |
COVID-19 Response Pathway | Child Care Basics
- A temporary, condensed version of Child Care Basics is available.
- It takes approximately three hours to complete.
- Available in English, Spanish and Somali.
- Available online on the DCYF Training Portal. Under ‘COVID-19 Temporary Health and Safety Training’
- No additional in-service training (STARS) hours are needed the year of hire.
- You must complete the full Child Care Basics version during the 2021-2022 fiscal year (July 1, 2021 - June 30, 2022).
CPR
- Complete an online CPR training from an approved provider.
- Once in-person training is available again, in-person training component will need to be completed.
First Aid
- Complete an online First Aid training from an approved provider.
- Once in-person training is available again, complete the in-person training
Blood Borne Pathogens
Food Worker Card
Additional Options
- Take the full Child Care Basics training, instead of the Child Care Basics (COVID-19 Temporary Alternative—3 hours). You will not have to make up Child Care Basics later.
- All prior options listed here continue to be available.
- CPR, First Aid, Blood Borne Pathogens
- Completed in-person with hands-on component (as applicable), when appropriate according to your local jurisdiction/reopening phase.
|
|
Existing staff have some modifications for training completion due to COVID-19. Below are the changes for existing providers. |
CPR
- Complete an online CPR training from an approved provider.
- Once in-person training is available again, in-person training component will need to be completed.
First Aid
- Complete an online First Aid training from an approved provider.
- Once in-person training is available again, complete the in-person training component
Blood Borne Pathogens
Safe Sleep
- Completion of this training remains the same – it is completed online on the DCYF Training Portal.
- Must be completed for those working at programs that are licensed to care for infants.
- Does not meet renewal training requirement for providers not caring for infants.
Annual Health and Safety Training
- Every provider must complete one hour of health and safety training each year per federal requirements (CCDF requirement).
- There are three ways to complete this, they are:
- Any of the renewals listed above
- Selecting from the DCYF training portal under ‘Federal Health & Safety Trainings’
- Choose your own training in competency area V ‘Health, Safety, and Nutrition’
For more information about:
- Completing trainings
- Training options
- Where to find training
- New training options coming soon
Visit July's Training Update.
|
A partir del 1 de julio de 2020, todos los proveedores tienen 12 meses para completar 10 horas de capacitación en servicio.
- Si no puede completar la capacitación dentro del plazo, esté atento a más información que estará disponible en la primavera de 2021.
|
|
|
El personal recién contratado puede adoptar una opción abreviada o un enfoque modificado de los requisitos de formación inicial para mejorar su capacidad de estar a solas con los niños. |
Conceptos básicos del cuidado infantil (CCB), opción para completar
- Conceptos básicos del cuidado infantil (Child Care Basics, CCB, en inglés) se encuentra disponible una versión temporal resumida de Conceptos básicos del cuidado infantil.
- Completarlo lleva aproximadamente tres horas.
- Está disponible en inglés, español y somalí.
- Se encuentra disponible en línea en el Portal de capacitación del DCYF. Bajo el título Capacitación en salud y seguridad temporal sobre COVID-19
- No se necesitan horas adicionales de capacitación continua (Sistema Estatal de Capacitación y Registro [State Training and Registry System, STARS]) el año de la contratación.
- Debe completar la versión completa de Conceptos básicos del cuidado infantil durante el año fiscal 2021-2022 (del 1 de julio de 2021 al 30 de junio de 2022).
RCP
- Complete una capacitación de RCP en línea con un proveedor aprobado.
- Cuando esté disponible nuevamente la capacitación presencial, será necesario completar este componente de la capacitación.
Primeros auxilios
- Complete una capacitación en línea sobre primeros auxilios con un proveedor aprobado.
- Cuando esté disponible nuevamente la capacitación presencial, compétela.
Patógenos transmitidos por la sangre
Tarjeta de manipulador de alimentos
Opciones adicionales
- Realice la capacitación completa de Conceptos básicos del cuidado infantil, en lugar de Conceptos básicos del cuidado infantil (alternativa temporal por COVID-19: 3 horas). No tendrá que completar la capacitación más adelante.
- Todas las opciones anteriores enumeradas aquí siguen estando disponibles.
- RCP, primeros auxilios, patógenos transmitidos por la sangre
- Completado de forma presencial con un componente práctico (según corresponda), cuando sea apropiado de acuerdo con su jurisdicción local o fase de apertura.
|
|
|
El personal existente tiene algunas modificaciones para completar la capacitación debido a la COVID-19. A continuación, se presentan los cambios para los proveedores existentes.
|
|
RCP
- Complete una capacitación de RCP en línea con un proveedor aprobado.
- Cuando esté disponible nuevamente la capacitación presencial, será necesario completar este componente de la capacitación.
Primeros auxilios
- Complete una capacitación en línea sobre primeros auxilios con un proveedor aprobado.
- Cuando esté disponible nuevamente la capacitación presencial, complétela.
Patógenos transmitidos por la sangre
Sueño seguro (Safe Sleep, en inglés)
- La realización de esta capacitación sigue siendo la misma: se completa en línea en el Portal de capacitación en línea del DCYF.
- La deben completar aquellos que trabajan en programas que tienen licencia para cuidar niños.
- No cumple con el requisito de renovación de capacitación para proveedores que no cuidan a bebés.
Capacitación anual en salud y seguridad
- Cada proveedor debe completar una hora de capacitación en salud y seguridad cada año según los requisitos federales (requisito del Plan de Financiamiento de Cuidado y Desarrollo Infantil [Child Care and Development Fund, CCDF]).
- Existen tres formas de completarla:
- Al completar cualquiera de las renovaciones mencionadas.
- Al seleccionar una opción del portal de capacitación del DCYF en "Capacitaciones federales en salud y seguridad".’
- Al elegir su propia capacitación en el área de competencia V "Salud, seguridad y nutrición".
Laga bilaabo Julaay 1, 2020, dhamaan adeeg bixiyayaashu waxay haystaan 12 bilood inay ku dhamaystiraan 10 saacadood oo tababar xirfadeed ah.
- Haddii aadan awoodin inaad tababarka ku dhamaystirto inta lagu guda jiro waqtigaas, la soco macluumaad dheeraad ah oo la heli doono xiliga guga ee 2021.
|
|
|
Shaqaalaha cusub ee la shaqaalaysiiyay waxay qaadan karaan ikhtiyaarka gaaban ama wax ka badalka qaababka ah ee shuruudaha tobobarka hore si loo dedejiyo awoodooda inay kali la noqon karaan caruurta.
Dadka doortay ikhtiyaarkan, ha raacaan nidaamka ka tanaasulida liisanka. La xidhiidh bixiyaha liisanka wixii macluumaad dheeraad ah.
|
Dhabada Ka Jawaabida COVID-19
Aasaasiga Daryeelka Ilmaha
- Nuqulka kumeel gaadhka ah ee la isku keeney ee Daryeelka Imaha ee Aas Aasiga ah ayaa la heli karaa
- Waxay qaadataa celcelis ahaan sadex saacadood dhamaystirkeedu.
- Waxaa lagu heli karaa Ingiriisi, Isbaanish iyo Somali.
- Waxaa lagaga heli karaa online ahaanDaaqada Tobobarka DCFY. Tobobarka Amaanka iyo Caafimaadka Kumeelka Gaadhka ah ee COVID-19 waxaa hoos yimaada
- Looma baahan saacado dheeraad ah oo tobobkar adeega dhaxdiisa ah Nidaamka Tobobarka iyo Isduwaan Gelinta Gobolka (State Training and Registry System, STARS) sanadka lagu shaqaalaysiiyo.
- Waa inaad dhamaystirataa nuqulka Daryeelka Ilmaha Aasiga Aasiga ah ee 2021-2022 sanadka (Julaay 1, 2021 - Juun 30, 2022).
Neef Ka Saarida (Cardiopulmonary resuscitation, CPR)
- Dhamaystirka tobobarka online-ka ah ee CPR ee laga heley bixiyaha la ansixiyay.
- Marka tobobarka online-ka ah uu diyaar noqdo, qaybaha tobobarka qofku galayo isaga oo dhax fadhiisanaya fasalka waa in la dhamaystirtaa.
Kaalmada Caafimaad ee Kowaad
- La galaa tobobarka Kaalmada Caafimaadka Kowaad ee uu bixiyo daryeelka caafimaad bixiye.
- Marka tobobarka fasalka la dhax fadhiisanaya uu diyaar noqdo, waa in tobobarkaas inta fasalka la tago la dhamaystaa
Xanuunada Dhiiga Kadhasha
Kaadhka Shaqaalaha Cuntada
Ikhtiyaaro Dheeraad ah
- Si aad u gasho tobobarka Daryeelka Ilmaha ee Aas Aasiga ah, halka uu ka nooqn lahaa Daryeelka Ilmaha Aas Aasiga ah (Ikhtiyaar Kumeel Gaadh ah oo Kale oo COVID-19 aj - 3 saacadood). Waa inaad marka danbe soo buuxisaa Daryeelka Ilmaha ee Aas Aasiga ah.
- CPR, Kaalmada Kowaad, Xanuunada Ka Dhasha Dhiiga
- Waxa aad ku gashaa tobobarka fasalka dhaxdiisa adiga oo adeegsanaya alaabaadka la hayo (sida ku haboon), marka ay haboon tahay si ay dhigayaan wajiga meesha uu gaadho maamulka/dib u furitaanka deegaankaagu.
|
|
Shaqaalaha jira waxay sameeyaan waxoogaa wax ka badal ah oo tobobarka la dhamaystay ah COVID-19 dartiis. Hoos waxaa ku yaala isbadalaha bixiyaha hore. |
Neef Ka Saarida (Cardiopulmonary resuscitation, CPR)
- Dhamaystirka tobobarka online-ka ah ee CPR ee laga heley bixiyaha la ansixiyay.
- Marka tobobarka online-ka ah uu diyaar noqdo, qaybaha tobobarka qofku galayo isaga oo dhax fadhiisanaya fasalka waa in la dhamaystirtaa.
Kaalmada Caafimaad ee Kowaad
- La galaa tobobarka Kaalmada Caafimaadka Kowaad ee uu bixiyo daryeelka caafimaad bixiye.
- Marka tobobarka fasalka la dhax fadhiisanayaa uu diyaar noqdo, waa in tobobarkaas inta fasalka la tago ayaa la galayaa qaybaha tobobarka
Xanuunada Dhiiga Kadhasha
Caafimad ku Seexo
- Gelitaanka tobobarku waa sidiisii - waa in lagu galo online ahaan Daaqada Tobobarka DCYF.
- Waa inay galaan shaqalaaha ka shaqaynaya barnaamijka ee goobaha liisanka u haysta daryeelka caruurta sabiga ah.
- Ma buuxinayso shuruudaha tobobar cusboonaysiinta hadii aanad daryeelka siinin caruur sabi ah.
Tobobarka Caafimaadka iyo Amaanka Sanadkii
- Daryeele kastaa waa inuu dhamaystaa tobobar hal saacadood ah oo amaanka iyo caafimaadka ah sanadkii sida ay dhigayaan shuruudaha federalku (shuruudaha Deeqda Lacagta Daryeelka iyo Hormarka Ilmaha (Child Care and Development Fund, CCDF).
- Waxaa jira sadex qaab oo loo dhamaystirto tobobarkan, waxaa weeye:
- Wax kamid ah dib u cusboonaysiisashada sare
- Ka doorashada daaqada tobobarka DCYF oo hoos timaada Tobobarka Caafimaadka & Amaanka Federalka’
- Dooro tobobarkaaga wax ku oolka ah ee aaga V 'Caafimaadka, Amaanka, iyo Nafaqada'
|