New Emergency Reporting Rules - Vacant Child Care Slots
Dear Child Care Providers,
The Washington State Department of Children, Youth, and Families (DCYF) recently released new emergency reporting rules, WACs 110-300-0016A and 110-305-1525A, which can be accessed from DCYF’s emergency rules webpage.
These rules stress the department’s need for accurate, up-to-date information about the availability of child care and early learning services during the COVID-19 state of emergency. One regulation specifically requires providers to report “a current accounting of vacant slots for each age group the provider is licensed to serve.” See WAC 110-300-0016A(3)(b) and 110-305-1525A(3)(b). To comply with this rule, it is important that providers do the following:
- Providers must report this information as soon as possible now that the rule is in effect
- Providers must update this information within 48 hours of capacity changing in any age group the provider is licensed to serve
DCYF has added a new feature in the WA Compass Provider Portal to allow you to enter and update this required information quickly and easily.
For additional information, please visit the Early Learning and Child Care COVID-19 webpage. If you cannot find an answer to a question, please reach out to your DCYF child care licensor.
Thank you for continuing to serve the children and families in our state.
Stay well,
Your DCYF Licensing Team
Nuevas normas para informar emergencias - Plazas vacantes para el cuidado de niños
Estimados proveedores de cuidado de niños:
El Washington State Department of Children, Youth, and Families (DCYF) publicó recientemente nuevas normas para informar emergencias, WAC 110-300-0016A y 110-305-1525A, a las que se puede acceder desde la página web de normas de emergencia del DCYF.
Estas normas enfatizan la necesidad del departamento de contar con información precisa y actualizada sobre la disponibilidad de servicios de cuidado de niños y aprendizaje temprano durante el estado de emergencia por la COVID-19. Una regulación exige específicamente a los proveedores que informen “la cantidad actualizada de plazas vacantes en cada grupo de edad en el que el proveedor está autorizado a prestar servicios”. Consulte el WAC 110-300-0016A(3)(b) y 110-305-1525A(3)(b). Para cumplir con esta norma, es importante que los proveedores hagan lo siguiente:
- Los proveedores deben comunicar esta información lo antes posible ahora que la norma está vigente.
- Si se produce un cambio de capacidad en algún grupo de edad, los proveedores autorizados a prestar servicios en ese grupo deben actualizar esta información dentro de las 48 horas.
DCYF agregó una nueva función en Portal de proveedores WA Compass para que pueda ingresar y actualizar esta información necesaria de forma rápida y fácil.
Para obtener más información, visite la página web de Aprendizaje temprano y cuidado de niños durante la COVID-19. Si no encuentra respuesta a alguna pregunta, comuníquese con el emisor de licencias de cuidado de niños del DCYF que corresponda.
Gracias por seguir atendiendo a los niños y las familias de nuestro estado.
Atentamente.
Equipo de licencias del DCYF
Shuruucda Warbixinta Xaaladda Degdeg ah - Qaybaha Daryeelka Ilmaha ee Banaan
Daryeel-bixiyaha Carruurta ee Qaaliga ah,
The Washington State Department of Children, Youth, and Families (DCYF) waxaa ay dhawaan soo saartay shuruucda warbixinta xaalada degdeg ah, WACs 110-300-0016A iyo 110-305-1525A,kaas oo laga geli karo websaytka shuruucda xaalada degdeg ah ee DCYF.
Shuruucdani waxa ay sheegaya baahida loo qabo in waaxda ay saxdo, oo ay cusboonaysiiso macluumaadka ku saabsan helitaankad daryeelka ilmaha iyo adeegyada waxbarashada hore inta lagu jiro xaaladda degdeg ah ee COVID-19. Shuruucdeenu waxay si gaar ah inooga baahan yihiin inaynu bixino macluumaadka "wakhtigan ah oo loogu xisaabtami karo meelaha banaan ee koox kasta oo bixiyuhu uu u haysto liisan inuu u shaqeeyo." Eeg WAC 110-300-0016A(3)(b) iyo 110-305-1525A(3)(b). Si loogu hogaansamo shuruucda, waxaa muhiim ah in bixiyayaashu ay raacaan waxyaabaha soo socda:
- Bixiyayaashu waa inay u bixiyaan macluumaadkan sida ugu dhakhsaha badan maadaama oo ay iminka ay dhaqan geleen shuruucdu
- Bixiyayaashu waa inay cusboonaysiiyaan macluumaadkan 48 saacadood gudahood isbadalka awoodooda ee da'da kasta oo uu bixiyuhu liisan ugu haysto inuu u adeego
DCYF waxay leedahay barnaamij cusub Daaqada Daryeel Bixiyaha WA Compass Gudaheeda oo markaa kuu sahlaysa inaad geliso macluumaadka cusub si fudud oo dhakhso ah.
Wixii macluumaad dheeraad ah, fadlan booqo Websaytka Waxbarashada Hore iyo Daryeelka Imaha COVID-19 . Hadii aanad ka helin jawaabta su'aasha, fadlan waxa aad lasoo xidhiidhaa daryeelaha imaha DCYF ee liisanka haysta.
Waad ku mahadsan tahay inaad u adeegto caruurta iyo qoyskaska gobolkeena.
Amaan Qab Ku Joog,
Kooxda Liisanka DCYF
|