|
Quiero informarle que estamos presenciando un aumento en las acciones por parte de los agentes en el sur de Minneapolis.
Siguimos recibiendo informacion de residentes que son seguidos mientras conducen, detenidos y llevados. Les pedimos a todos que se mantengan seguros. Que apoyen a sus vecinos inmigrantes que tienen miedo. Que alerten a las comunidades cuando presencien comportamiento sospechoso.
- Tiene derecho a guardar silencio y a hablar con un abogado.
- Puede negarse a firmar documentos hasta que hable con un abogado.
- Tiene derecho a no abrir la puerta a menos que vea una orden judicial válida. Esta debe contener su dirección y nombre correctos, y estar firmada por un juez.
Si observa alguna actividad federal, llame a la línea directa de respuesta rápida de MONARCA al 612-441-2881.
Deriska Sharafta Leh,
Waxaanu idin wargelineynaa in aan la socono hawlgal soo kordhayaa ee ciidanka nabadgelyada ee Koonfurta Minneapolis. Waxaa jira warar sheegaya dad dabagal lagu sameeyey iyaga oo gaadiidkooda wata, la joojiyey oo la kaxeystay.
Waxaanu idinka codsaneynaa in aan nabadgelyo ku nagaataan. Oo aad taageertaan deriskaaga qaxootiga ah ee aad u cabsananaya. In aad bulshada wargelisaan marka aad aragtaan waxyaabo idin shaki geliya.
Sida laga soo xigtay hay’adaha nala shaqeeya:
- Waxa aad xaq u leedahay in aad iska aamusnaato oo qareen la tashaato.
- Waad diidi kartaa in aad saxiixdo wax qoraal ah ilaa aad qareen la tashato.
- Waxa aad xaq u leedahay in aadan furin albaabka ilaa lagu tuso amar maxkamadeed oo sax ah. Waa inuu ku qoran yahay cinwaankaaga oo sax ah iyo magacaaga oo uu saxiixay qaali.
Haddii aad aragto dhaqdhaqaaq ciidanada federaalka ah, soo wac Khadka Gurmadka degdegga ah ee MONARCA 612-441-2881.
Contact the Ward 9 Office
Email: jason.chavez@minneapolismn.gov Phone: 612-673-2209
City Hall 350 S. Fifth St., Room 370 Minneapolis, MN 55415
For reasonable accommodations or alternative format please contact 311. People who are deaf or hard of hearing can use a relay service to call 311 at 612-673-3000. TTY users call 612-263-6850. Para ayuda, llame al 311. Rau kev pab, hu 311. Hadii aad caawimaad u baahantahay, wac 311. |